Qeexid

"eeg muquuni. ld maquunin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muquunin oo kali ah:
  • Dhuuxa gobannimadu waa baadi-goobka qancin rasmi ah oo qofku iska waydiiyo arrin kasta iyo falkasta oo uu bulshada kala kulmo isaga oo aan dareemin culays lagu muquuninayo si uu arrintaas u qaato ama falkaas ugu dhaqmo.
  • "Xoog waxaa lagu muquuniyaan wax si dhaqso badan kaaga dhammaanaya, balse wax aan waligood kaa dhammaanayn xoog laguma muquunin karo, waxaanse go'aansannay inaan xoogga saarno wixii hadda ka dambeeya siyaasadda iyo caqliga" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf.