Qeexid

"Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo."

Qeexid Xigta

Khasab, sandullays. ld maquuno.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muquuno oo kali ah:
  • Odayaasha beesha Mooge (Biixi Aabihii), iyaga oo og jeebka iyo xerada Mooge ayey had iyo goor siin jireen xoolo muquuno ah, taasina waxay ka dhigtay Mooge inuu xoolo wanaagsan yeesho.
  • Maamulka wadaaga ah oo hayin u noqda falaaraha toosinta ah ee saxaafadda, una dulqaata dhalliilaha loo soo jeediyo balse aan muquuno, qallac iyo caburin kula kicin saxaafadda ayaa lagu badbaadi karaa.