Qeexid
"Ka m.: orod cid kaga dheereyn."
[-ray, -rtay]
mur3 ay
mur3 tay
f.mg1"Ka m.: orod cid kaga dheereyn."
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag:
muruq iraadi ah m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.
Wadaag:
muruq iraadla' m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukumin rabitaan, laakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq.
Wadaag:
Xabag aad u qaraar oo uu dhalo geedka dheddin oo daawo ahaan loo isticmaalo; malmal.
m.l
Wadaag:
Xarig iwm si xun isugu marid.
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Cid murugo gelin. ld murgi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
m.dh
Wadaag:
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur.
m.l
Wadaag:
muruq diillimaysan m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.
Wadaag:
Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid.
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
muruq miiqle m.l (-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheer, mid walibana wuxuu leeyahay bu'o badan, muruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta.
Wadaag: