Qeexid

"Dan; ujeeddo."

Qeexid Xigta

Allebari; sab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muraad oo kali ah:
  • Cismaan Qawdhan, wuxuu qoraalkiisa ku soo gunaanaday oo uu yidhi; “Haddii Wasiirku jeclaystay inuu qaraabadiisa London soo gacan mariyo, waxay ahayd inuu fasax qaato, dabadeedna meesha uu doonayo ka soo muraadsado.”
  • Waxa gabagabadii Dhafarka Siyaaraadka Masha’iqda Fasax caam ah dadka Siiya Saaxibul Waqtiga Reer Sh: C/raxman Ow Cumar isagoo cid walibana fara wixi muraad ah oo ay leeyihiin in Alle uga baryaan in uu aqblo.