Qeexid

"ld muraadsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muraadsad oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu aaminsanyahay in hantida qaranku ay tahay baytumaal aan cidi lahayn oo qofka ka masuulka ahi ku muraadsado.
  • Cismaan Qawdhan, wuxuu qoraalkiisa ku soo gunaanaday oo uu yidhi; “Haddii Wasiirku jeclaystay inuu qaraabadiisa London soo gacan mariyo, waxay ahayd inuu fasax qaato, dabadeedna meesha uu doonayo ka soo muraadsado.”