Qeexid

"(dii.) Jidbo; burur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muraaqo oo kali ah:
  • Intaa waxaan dhex jibaaxayay mawjado dad ah oo wada muraaqoonaya.
  • Haa, waxaan noqon lahaa dadka caabbuda" X.W. Erayadani waxay igu abuureen muraaqo iyo maan burur, anniga oo jibbaysan waxaan u cayntaariyay xaggii gurigayga.