Qeexid
"(dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho."
Qeexid Xigta
U m.: ciyaar u bururid.
[-ooday, -ootay]
muraaqo oday
muraaqo otay
f.mg3"(dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho."
U m.: ciyaar u bururid.
Wadaag:
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye.
(m.w) (- do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.
m.dh
Wadaag:
Soo m.: muraad qunsasho; danaysasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar kale lagu noqdo.
m.dh
Wadaag:
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
f.g1
Wadaag:
eeg muraaddee. ld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.
m.f.dh
Wadaag: