Qeexid
"eeg muraaradillaaci. ld marooradillaacin."
"eeg muraaradillaaci. ld marooradillaacin."
Wadaag:
Cid si aad ah uga nixin. ld marooradillaaci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si aad ah u nixid. ld marooradillaac2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac1.
m.l
Wadaag:
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Soo m.: muraad qunsasho; danaysasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: