Qeexid

"Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muran oo kali ah:
  • Doorashadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo maxkamadda ay qaadayso dacwad u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo ku muransan soohdinta dhinaca badda ee ka dhaxeysa.
  • Iyadoo ay arrimahaasi jireen ayaa haddana waxaan muran ka taagnayn in maamulkii uu C/laahi madaxda ka ahaa ay wax weyn ka qabteen dhinaca adkaynta nabad gelyada oo ahayd baahida ugu muhiimsan ee ka jirtay degaankaas iyo guud ahaanba Soomaaliya.