Qeexid
"ld mudbax1; mudbixid."
"ld mudbax1; mudbixid."
Wadaag:
(-yo/murbay, m.dh) Koob aad u yar oo ka samaysan dhoob, dheg la qabsadana aan lahayn oo qaxwada lagu cabbo.
m.l
Wadaag:
Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa.
ld mudbixid. ld murbax1.
m.l
Wadaag:
Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday.
M. ah: qof qaawan.
M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.
m.l
Wadaag:
Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin.
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
ld barbixid.
m.l
Wadaag:
Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle.
ld mushaaxid.
m.l
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag: