Qeexid
"Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid."
Qeexid Xigta
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
[-iyay, -isay]
murd yay
murd say
f.g2"Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid."
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
Wadaag:
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
m.dh
Wadaag:
Dhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.
m.l
Wadaag:
M. ah: qof aan dhar xirnayn.
M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag:
Nefley wax murdux ah ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Xarig iwm si xun isugu marid.
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Cid murugo gelin. ld murgi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: