Qeexid
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld murdin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid.
Qeexid Xigta: Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg murdi. ld mudrin, mudris, murdis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: qof aan dhar xirnayn.
Qeexid Xigta: M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld murdad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax dhammaysasho.
Qeexid Xigta: Wax tuugo ku dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld murudso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay.
Qeexid Xigta: Wax aad loola yaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Soo m.: muraad qunsasho; danaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laan, jir iwm dubka ka diirasho.
Qeexid Xigta: Qof hu' uu gashanaan ka wada furasho.
Qeexid Kale: Madax qurdasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Nefley wax murdux ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Murud leefid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg murduxan. ld murduxnaansho
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]