Qeexid
"M. ah: qof aan dhar xirnayn."
Qeexid Xigta
M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
"M. ah: qof aan dhar xirnayn."
M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
Wadaag:
Nefley wax murdux ah ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid.
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
m.l.kh
Wadaag:
Dhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.
m.l
Wadaag:
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
m.dh
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag:
muruq sisiban m.l (-no, m.dh) (c.nafl.) Muruq waxqabadkiisa aan la xukumi karin, xukunkiisu waxa uu hoos yimaadaa habdhiska dareenwadka dhexe. Muruq iraadla' oo ka kooban unugyo dhaadheer oo qaab toobin oo kale ah oo aan miiqnayn. Unugyadaas waxa loo helaa keli keli, kooxo ama waxay ku fidsanyihiin maqaarka, waxay ku wareegsanyihiin gummudka timaha, waxa kale oo laga helaa marinka dheefshiidka, marinka hawada, marin kaadi taranka iyo habdhiska wareegga dhiigga.
Wadaag:
Sharaf; maamuus.
ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
m.dh
Wadaag:
Wax dubka ka qaadid.
Wax qaawin.
Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: