Qeexid

"ld murjin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murgin oo kali ah:
  • Waxa kale oo arrintan ka dhalan kara xasilooni darro siyaasadeed oo abuuri karta iska hormaaad, siina murgin karta dhibaatooyinka dabiiciga ah ee dalkan ka jirey muddada dheer.
  • Dhinaca kale sii hadalhaynta khilaafkani wuxuu sii murginayaa xal si dhib yar loogu heli lahaa ceeryaamadan fuushay iyadoo dad badan oo debedaha ka taakuleyn jiray jaamacadda Cammuud shaki ka galay mustaqbalka jaamacadda.