Qeexid Xigta
ld murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.
ld murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.
Wadaag:
Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.
Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. 2.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
m.l.kh
Wadaag:
eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad,
m.f.dh
Wadaag: