Qeexid
"Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan."
[-naa, -nayd]
murgucsan aa
murgucsan ayd
f.mg4"Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan."
Wadaag:
eeg murgucsan. ld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.
Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. 2.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
m.l.kh
Wadaag:
Laba qof ama ka badan wax murmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: