Qeexid
"eeg murgucsan. ld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho."
"eeg murgucsan. ld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho."
Wadaag:
Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg huyucsan. ld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu yucsanaansho huyucsanaansho m.l ld huyucsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg mayacsan. ld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: