Qeexid
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax murgux ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.
Qeexid Xigta: Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. 2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg murguxan. ld murguxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld murgucasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday.
Qeexid Xigta: M. ah: qof qaawan.
Qeexid Kale: M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld murji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rxay, -ruxday; -rxi) Wax dubkii ka dhacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg murguxsan. ld murguxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld murugoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld murjin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld murguxnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg murug3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: qof aan dhar xirnayn.
Qeexid Xigta: M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld murjuc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]