Qeexid
"eeg murguxsan. ld murguxsanaansho."
"eeg murguxsan. ld murguxsanaansho."
Wadaag:
Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg murgucsan. ld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
m.l.kh
Wadaag: