Qeexid
"Geed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen."
"Geed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen."
Wadaag:
Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo.
Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.
m.dh
Wadaag:
Xarig iwm si xun isugu marid.
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Cid murugo gelin. ld murgi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano geel oo aad u dhanaan.
Biyo kharaar oo dhano ah.
Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
m.l
Wadaag:
(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Buur xeebta ku taal oo biyaha baddu ku simaan, kana gaddoomaan.
m.l
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m.l
Wadaag:
Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.
m.dh
Wadaag: