Qeexid

"Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo."

Qeexid Xigta

Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.

Wadaag: