Qeexid
"Xarig iwm si xun isugu marid."
Qeexid Kale
Cid murugo gelin. ld murgi.
Qeexid Xigta
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
[-iyay, -isay]
murj yay
murj say
f.g2"Xarig iwm si xun isugu marid."
Cid murugo gelin. ld murgi.
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Wadaag:
Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
m.l
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag:
Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo.
Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.
m.dh
Wadaag:
Geed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen.
m.l
Wadaag:
Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid.
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi2, mirgi, mirji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: