Qeexid
"(-kayaal, m.l/dh) Weel yar oo xoolaha lagu maalo."
"(-kayaal, m.l/dh) Weel yar oo xoolaha lagu maalo."
Wadaag:
Xabag aad u macaan oo uu dhalo geedka gubaalida ama xiiska.
m.dh
Wadaag:
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m.l
Wadaag:
Xabag aad u qaraar oo uu dhalo geedka dheddin oo daawo ahaan loo isticmaalo; malmal.
m.l
Wadaag:
Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid.
Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig iwm si xun isugu marid.
Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Cid murugo gelin. ld murgi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
m.dh
Wadaag:
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur.
m.l
Wadaag: