Qeexid

"Cid muran gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murmi oo kali ah:
  • "Waa inay labada mas'uul raadiyaan wadiiqo ay ku dhisi karaan awooda Somalia intii ay murmi lahaayeen, sidoo kale waa inay si mideysan ku dhameystaan waqtiga yar ee u harsan xukuumadooda" ayuu yiri Lamamra oo saxaafada ugu warmay Addis Ababa.
  • Taasi waa ta keentay in Somaliyada fashilantay ee Xamar aanay ku murmin Jabuuti waa qayb ka mid ah Somalia.