Qeexid
"ld marqaan1."
"ld marqaan1."
Wadaag:
Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m.l
Wadaag:
Geed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen.
m.l
Wadaag:
Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
m.l
Wadaag:
Kitaabkii Eebbe u soo dhiibey Nebi Maxamed.
Diinta Islaamka.
m.l
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m.l
Wadaag: