Qeexid
"ld marqaan2."
[-aamay, -aantay]
murqaan2 amay
murqaan2 antay
f.mg1"ld marqaan2."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan2.
f.mg1
Wadaag:
Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo.
Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
f.g1
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag:
Kitaabkii Eebbe u soo dhiibey Nebi Maxamed.
Diinta Islaamka.
m.l
Wadaag:
Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m.dh
Wadaag: