Qeexid
"Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
murtiyeysan naa
murtiyeysan nayd
f.mg4"Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wax murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
m.dh
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Laba qof ama ka badan wax murmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-diin, m.dh) (dii.) Qof muslim ahaa oo diinta Islaamka ka baxay.
m.l
Wadaag: