Qeexid
"Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur."
"Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur."
Wadaag:
Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
muruq iraadi ah m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.
Wadaag:
muruq sisiban m.l (-no, m.dh) (c.nafl.) Muruq waxqabadkiisa aan la xukumi karin, xukunkiisu waxa uu hoos yimaadaa habdhiska dareenwadka dhexe. Muruq iraadla' oo ka kooban unugyo dhaadheer oo qaab toobin oo kale ah oo aan miiqnayn. Unugyadaas waxa loo helaa keli keli, kooxo ama waxay ku fidsanyihiin maqaarka, waxay ku wareegsanyihiin gummudka timaha, waxa kale oo laga helaa marinka dheefshiidka, marinka hawada, marin kaadi taranka iyo habdhiska wareegga dhiigga.
Wadaag:
muruq iraadla' m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukumin rabitaan, laakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq.
Wadaag:
muruq miiqle m.l (-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheer, mid walibana wuxuu leeyahay bu'o badan, muruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta.
Wadaag:
muruq diillimaysan m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.
Wadaag:
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
m.dh
Wadaag:
Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid.
Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.
f.g1
Wadaag:
(-rxay, -ruxday; -rxi) Wax dubkii ka dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(bot.) Geed weyn oo qodax gaagaaban iyo caleemo yar yar oo cagaaran leh, oo dhala miro kulkulucsan oo dhexda laf weyni uga jirto, dhadhan dhanaan ahna leh oo la cuno.
Miraha geedka murcudka. ld murcood.
m.l
Wadaag:
Xabag aad u macaan oo uu dhalo geedka gubaalida ama xiiska.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (c.nafl.) Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
m.l
Wadaag:
Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.
Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).
m.l
Wadaag:
Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday.
M. ah: qof qaawan.
M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.
m.l
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: