Qeexid
"eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad,"
"eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad,"
Wadaag:
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
m.dh
Wadaag:
Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur.
m.l
Wadaag: