Qeexid
"Cid wax murugo hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
murugeysan naa
murugeysan nayd
f.mg4"Cid wax murugo hayso ahaansho."
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed).
Qof la miigeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid.
Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.
f.g1
Wadaag:
Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.
Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.
m.l
Wadaag:
Wax murugsan ahaansho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(c.naf.) Xaalad maskaxeed oo qofku aad u qalbi xunyahay. Dhaqdhaqaaqu wuxuu noqon karaa mid kacsan oo aan xasillooneyn ama mid gaabiya oo an firfircooneyn. Dabeecadda qofka waxa ka muuqata rajobeel iyo beelosheeg. Hurdada, cuntada iyo fakarkaba oo xumaada.
m.dh
Wadaag:
Murugo dareemid. ld murgoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: