Qeexid

"(-ooyin, m.l) ld murug2 (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murugo oo kali ah:
  • Hadaba Barnaamijkaasi wixii lagala kulmay ama uu soo bandhigay qofna looga sheekayn maayo, waxa ay noqotay xasuus iyo murugo aan ka bixi doonin qof wal oo barnaamijkaas daawaday.
  • Marka la iskusoo duuduubo,umalayn maayo in Shariif uu soo kordhinaayo waxan ahayn ceeb iyo murugo asaga usoo hoyata iyo inta hungurigu uga jiro lacagta laga soo dhiibayo UN-ka iyo Black house.