Qeexid

"eeg murugoo. ld murgood."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murugood oo kali ah:
  • Culimada Puntland oo aad iyo aad uga murugooday Sheekhan oo ahaa Nin Saciim ah oo akhlaaq, dabeecad, waayo-aragnimo iyo aqoon durugsan lahaa, waxayna Alle aad uga tuugeen in uu fashiliyo kuwoo dilay iyo kuwii ka dambeeyayba.
  • Waxaa runtii ah wax aad iyo aad looga murugoodo markaad aragto dad walaala ah oo is wada cunaya.