Qeexid

"Xarig iwm wax murgey ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax murug hayso ahaansho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murugsan oo kali ah:
  • "Dowlada Federaalka Somalia xiligaan wey fashilantay, waana dowlad aan waxba ka qaban karin xaalada murugsan ee Somalia, sidaas darteed aniga iyo xubnaha kale ma aqoonsani jiritaan DF" ayuu yiir Jaamac Cali Jaamac.
  • Taasina ay ka dhigtay, Hayadaha Maaliyadda ee is ilaalin lahaa, siday qabaan aqoonyahano badan oo dhinaca dhaqaalaha ku xeel-dheeri, qaar isku murugsan oo aan isticmaalin awoodahoodii dastuuriga ahaa, balse adeegsada Nidaam Xeer-jajab ah.