Qeexid
"Wax murugsan ahaansho."
[-naaday, -naatay]
murugsanow aaday
murugsanow aatay
f.mg3"Wax murugsan ahaansho."
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid.
Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.
f.g1
Wadaag:
Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.
Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.
m.l
Wadaag:
Cid wax murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Murugo dareemid. ld murgoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(c.naf.) Xaalad maskaxeed oo qofku aad u qalbi xunyahay. Dhaqdhaqaaqu wuxuu noqon karaa mid kacsan oo aan xasillooneyn ama mid gaabiya oo an firfircooneyn. Dabeecadda qofka waxa ka muuqata rajobeel iyo beelosheeg. Hurdada, cuntada iyo fakarkaba oo xumaada.
m.dh
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: