Qeexid
"ld murudsato."
"ld murudsato."
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
m.dh
Wadaag:
Wax murugsan ahaansho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.
Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.
m.l
Wadaag:
Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid.
Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.
f.g1
Wadaag:
(c.naf.) Xaalad maskaxeed oo qofku aad u qalbi xunyahay. Dhaqdhaqaaqu wuxuu noqon karaa mid kacsan oo aan xasillooneyn ama mid gaabiya oo an firfircooneyn. Dabeecadda qofka waxa ka muuqata rajobeel iyo beelosheeg. Hurdada, cuntada iyo fakarkaba oo xumaada.
m.dh
Wadaag:
Murugo dareemid. ld murgoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur.
m.l
Wadaag:
muruq diillimaysan m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.
Wadaag: