Qeexid

"muruq diillimaysan m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muruq oo kali ah:
  • Sida adeegsiga muruqa iyo hubka loogu kala dhiirran yahay ayaa adeegsiga maankana loogu kala dhiirran yahay.
  • Soo noqoshadiisii waxaa hakiyay dhaawacyo muruqyada ah oo niyad jab weyn ku keenay.