Qeexid
Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.
[-weeyay, -weysay]
f.g2Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg murwee. ld marweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sharaf; maamuus.
Qeexid Xigta: ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld murwee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid murugo gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg murweysan. ld marweysnaan, marweysnaansho, murweysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Murud leefid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xabag aad u qaraar oo uu dhalo geedka dheddin oo daawo ahaan loo isticmaalo; malmal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid muran gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-kayaal, m.l/dh) Weel yar oo xoolaha lagu maalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig iwm si xun isugu marid.
Qeexid Xigta: Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid.
Qeexid Kale: Cid murugo gelin. ld murgi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: muruq iraadi ah m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.
m.f.dh
Qeexid: eeg mur3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: muruq diillimaysan m.l (-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.