Qeexid

"Sharaf; maamuus."

Qeexid Xigta

ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murwo oo kali ah:
  • Waxayna balanqaadeen inay gacan ka siin doonaan oo ay garab istaagi doonaan murwo sahro shaqooyinka ay u qabanayso dhalinyarada da’da yar ee aan awoodin in ay waxbartaan.
  • Gabagabadii shirka waxa ay ku khatimeen duco aad u dheerayd oo ay murwo Sahro Ahmed ugu duceeyeen in Ilaahay ka ajar siiyo sida daacadnimada ah ee ay ugu shaqaynayso dalkeena iyo dadkeena.