Qeexid

"ld musallif1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musallaf oo kali ah:
  • Ganacsato badan ayaa ku musallaftay markii ay qalabkii ay hantidoodii ku maal-geliyeen, sida qaboojiyeyaal, doonyo iyo shabaag, ay hawlgab noqdeen.
  • Ganacsato badan ayaa ku musallaftay markii ay qalabkii ay hantidoodii ku maal-geliyeen, sida qaboojiyeyaal, doonyo iyo shabaag, ay hawlgab noqdeen.