Qeexid
"Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf2, musallaf2."
[-fay, -ftay]
musallif2 ay
musallif2 tay
f.mg1"Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf2, musallaf2."
Wadaag:
Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf1, musallaf1.
m.l
Wadaag:
Qof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg musallifsan. ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan,
m.f.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.
m.l
Wadaag:
Maanso, muusiko,figrad cilmiyeed iwm curin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
m.dh
Wadaag: