Qeexid
(-fiin/-fyo, m.dh) Qof wax curiya.
(-fiin/-fyo, m.dh) Qof wax curiya.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Musannif ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax hor leh hindisid.
Qeexid Xigta: Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin.
Qeexid Kale: Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gabay iwm oo la curiyo.
Qeexid Xigta: Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf sanayn. ld sannifaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf1, musallaf1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf2, musallaf2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -naabay, -nawday
Qeexid: Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld musaraarsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld musallifsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld masaafirsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Wax hor leh hindisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.
Qeexid Xigta: Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed.
Qeexid Xigta: Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld musallif2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld musaraar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld musallif1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay.
Qeexid Xigta: Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld masaafir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]