Qeexid
"eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan."
"eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan."
Wadaag:
ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay.
Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
m.l
Wadaag:
Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer2, musuraar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg feeraarsan. ld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaar sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
ld musaraar1 (1), musareer1, musareerid, musuraar1 musaraarsan f.mg4 () Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
m.f.dh
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg musallifsan. ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan,
m.f.dh
Wadaag: