Qeexid

"ld musmaar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musbaar oo kali ah:
  • Xubnaha kale ee ka qayb galay tartankaas ee lagaga guulaystay waxay kala ahaayeen Cabdi Jaamac Ducaale (Musbaar), Cawil Cali Sugule iyo Sacad Daa’uud.
  • Anwar Al-Saadaat, su’aashaa wuxuu ka bixiyay jawaab halku-dheg Siyaasadeed noqotay, waxaanu yidhi: “Madaxweyne Ku-xigeenku, waa musbaar bilaa dabo ah, Musbaar bilaa dabo ahina labada loox isagaa isu haya, mana muuqdo.