Qeexid
"Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee."
[-yeeyay, -yeysay]
mushaalliye eeyay
mushaalliye eysay
f.g2"Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee."
Wadaag:
eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.
m.f.dh
Wadaag:
Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
m.l
Wadaag:
Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle.
ld mushaaxid.
m.l
Wadaag:
Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir.
(-ryo, m.dh) Ganacsi.
m.l
Wadaag:
(-ikiin, m.dh) (dii.) Qof Eebbe midnimadiisa shariig u yeela; gaal.
m.l
Wadaag:
(-do/mashaakil, m.l) Dhib aad u weyn. ld mushkilo.
m.dh
Wadaag:
Ka m.: illoobid.
Ka m.: gefid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: