Qeexid
ld mushaar.
ld mushaar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld mushaalli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld mushaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle.
Qeexid Xigta: ld mushaaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bishaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld musmaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax musmaar ku qodbasho. ld musbaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld mushaalliyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld mushaalliyeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mushaax1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld mushaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tab mushkilad lagu xalliyo.
Qeexid Xigta: Awood; karti; tamar.
Qeexid Kale: Jid khatar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld maado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Hawl isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]