Qeexid

"Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle."

Qeexid Xigta

ld mushaaxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushaax oo kali ah:
  • Illo-wareedyo ku sugan Baladweyne ayaa xaqiijiyay in Ciidamada Ethiopian ah ay saakay iska dhex mushaaxayaan Magaalada Baladweyne iyagoo Saraakiil Ethiopian ah lagu arkayay Xarumihii hore ee Maxkamadaha Baladweyne fariisimaha u ahaa.
  • Farxaddiise wuxuu laafyood ugu dhammaaday hadba dhan u mushaaxa keynta cidhifkeeda kale.