Qeexid

"ld mushkilad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushkilo oo kali ah:
  • Adduunyadu waa mushkilo socoto—saman-aakhir baa lagu jiraa.
  • Mudane Bashiir waxa uu tibaaxay, in dhibka hadda taagan uu ka imaanayo ama salka uu ku hayo laba mushkilo oo kala ah: lacagta been-abuurka ah oo dalka lagu har-qiyey iyo lacagtii hore oo duugoowdey ayna diideen in badan oo ganacsatada ka mid ah.