Qeexid

"(-iyiin, m.dh) Qof mushtar sameeya; ganacsade."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushtari oo kali ah:
  • Waxa kale oo jira 508 kaalmood oo magaalada gudaheeda ah, kuwaas oo baayac-mushtari noqday oo mid waliba doonayo inuu biyaha ugu badan iibiyo si uu u helo lacag badan.
  • Walaaloyaal Baayac-mushtarigaasi waxa uu bilaabmay xilli aanu Burco, Hargaysa iyo Berbera toona aana jirin.