Qeexid

"(-do, m.l) (dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muslimad oo kali ah:
  • Diintu waxay ka qabto ku dhaqankiisa waa ku waajib ku kastaa oo muslin iyo muslimad ah oo yaqaan marka la aqrinayo Qur’aanka.
  • Muslimad Caqliga dartiis u Cabaadaysa), marka lagu daro qisadii filinkii (Submission) (Hoggaansamid), waxa kale oo ku jira kulamo dhowr ah, khudbooyin iyo qoraallo ay Ayaan Xirsi muddooyinkii ugu dambeeyay daabacday.