Qeexid
"(-imiin, m.dh) (dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan."
"(-imiin, m.dh) (dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan."
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) (dii.) Diinta Islaamka rumayn.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan.
m.dh
Wadaag:
/dh (-lmo, m.l) Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).
m.l
Wadaag:
Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.
Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
m.l
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag: